Caawiye Medical Center
Waxay bixisaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran si loo hubiyo in bulshada ay hesho daryeel tayo sare leh. Waxaan had iyo jeer u taaganahay inaan ka caawino bukaannadeena inay helaan caafimaad wanaagsan.

Waxaad noo tahay mudnanta koowaan
Caawiye Medical Center, Waxaa si fudud usameysan kartaa ballanta dhaqtarka waqtigaa rabtid. Waxaad ballan ka sameyn kartaa adoo imaanaya xaruuntena si aad ula kulanto dhaqtarka kugu habboon.
- Dhaqaatiir Qibrad Sare.
- Qalab Cafimad oo tayo leh.
- Howlwadeeno heegan ah.
Balanta Dhaqtarka
Adeegyadeena

Maxay ka Yirahden Bukanadena Adeega Aan U Qabanay.
Waxaan idin kugu mahad celiyo ma'aqaani, xalidii qatarta eheed ee aan ku sugnaa sida ugu fiican uguna degdega badan ayaa iigu adeegten iina daryeshee, Mahadsanid Dr.
A. Mohamed
BUKAANWaad ku mahadsan tihiin gargaarkii dagdaga ahaa ee aad ii sameyseen, isma aanan dheyn faruurtaan go'an ayaa sidedii ku soo noqonesaa.
ALLE MAHADI kada waan bugsooday bushumeheegiina sidii hore wax madhaamaan.
L. Abdi
BUKAAN

Best Medical & Health Care Near Your City
We’ve 25 Years of experience in Medical Services.